Mogadishu, March 30, 2025 – The Somali civil society welcomes the call made by the President for political dialogue. This initiative is seen as a positive step towards addressing ongoing political conflicts and promoting national unity. Civil society organizations in Somalia have long played a crucial role in facilitating dialogue, advocating for inclusive governance, and supporting peace-building efforts.
The President’s call aligns with civil society’s ongoing efforts to create spaces for constructive engagement between political stakeholders and to strengthen Somalia’s democratic processes. The civil society calls for all stakeholders to support this initiative, ensuring its success through inclusive dialogue and adherence to national laws.
Muqdisho, Maarso 30, 2025 – Bulshada Rayidka Soomaaliyeed waxay soo dhaweyneysaa baaqa Madaxweynaha JFS ee ku saabsan wadahadalka siyaasadeed. Tallaabadan ayaa loo arkaa mid horumarineysa xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee taagan iyo dhiirrigelinta midnimada qaranka. bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa door muhiim ah ka qaatay u dadaalida wadahadalka, u ololeynta maamul-wanaagga loo wada dhan yahay, iyo taageeridda dadaallada nabad-dhisidda.
Baaqa Madaxweynaha JFS wuxuu waafaqsan yahay dadaallada joogtada ah ee bulshada rayidka ah ee lagu abuurayo meelaha lagu wada hadlo ee wax-ku-oolka ah oo dhex mara daneeyayaasha siyaasadeed, si loo xoojiyo geeddi-socodka dimuqraadiyadda Soomaaliya. Bulshada rayidka waxay ugu baaqeysaa dhammaan daneeyayaasha inay taageeraan hindisahan, iyagoo hubinaya guulo wadajir iyo dhowrid shuruucda qaranka .
“The Somali Civil Society Welcomes the President’s Call for Political Dialogue” English Version
Press Release: “The Somali Civil Society Welcomes the President’s Call for Political Dialogue”
Leave A Comment