MUQDISHO; 22 December 2019; waxaa manta shir wadatashi ah isugu yimid ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ee SONSA iyo guddiga loo xilsaaray wada-xaajoodka dawladda federalka Soomaaliya iyo Soomaaliland, si ay ururada bulshadu kaalin mug leh uga qaadan lahaayeen wadahallada bilaabmi doona haddii eebbe idmo.
Haddaba si loo xoojiyo wada hadallada waxaa lagama maarmaan ah in wada-xaajoodka aanan lagu koobin dhinaca siyaasada balse la balaariyo oo qeybaha kala duwan ee bulshadu ay qeyb ku lahaadaan.
Leave A Comment