26 February 2020: Kulan laba maalmood soconaayay oo ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee Ururada Bulshada Rayidka, Odayaasha dhaqanka, culumaa-udiinka, dhalinyarada, Haweenka, dadka baahyaha gaarka qaba ee Dowlad Gobaleedka Koonfur-Galbeed oo looga doodayay Hannaanka kala-guurka Siyaasada Dalka iyo Geedi socodka Doorashooyinka 2020/21 ayaa ka qabsoomay Magaalada Baydhabo .
Leave A Comment