War Saxaafadeed: SONSA Oo Dhaweysay War Saxaafadeedkii Beesha Caalamka

War Saxaafadeed: SONSA Oo Dhaweysay War Saxaafadeedkii Beesha Caalamka

MUQDISHO: 21 December 2019, Dallada bulshada rayidka Soomaaliyeed ee SONSA ayaa war saxaafadeed ay soo saaraty kusoo dhaweysay baaqii beesha caalamka ay si wadjir ah ugu soo jeediyeen ee ku aadanaa in doorasho qof iyo cod ah ay dalka ka dhacdo dalka 2020/21.

Dalladu waxa ay horay usoo saartay baaqyo ay hoggaanka dawlada federalka, baarlamaanka iyo maamul goboleedyada kaga dalbatay in la qaado tallaabooyinka suurgelin kara in dalka loo diyaariyo doorasho qof iyo cod ah oo ku si xor iyo xalaal ah ku dhacda.

 

PDF HALKAN KA AKHRI 

By |2019-12-23T03:56:26+00:00December 22nd, 2019|Uncategorized|0 Comments

About the Author:

Leave A Comment