War-murtiyeed Kasoo Baxay Kulan Bulshada Rayidka.

War-murtiyeed Kasoo Baxay Kulan Bulshada Rayidka.

Kulan ay isugu yimaadeen ururada bulshada rayidka ah oo looga dooday hannaanka doorshada dalka uu wajahayo 2020/21 iyo sharciga doorashooyinka oo ay wasaarada arrimaha gudaha, federalka iyo dib u heshiisiinta dawlada Soomaaliya ay horgeysay golaha wasiirada ee la ansixiyay. Dood iyo wadatshi loo dhanyahay kadib, kasoo qeyngalayaasha kulanka waxaa ay soo jeediyeen talooyin muhiim u ah in ay dhacdo doorasho loo dhanyahay.

 

Akhriso War -murtiyeedka PDF

 

 

 

 

By |2019-10-07T03:32:07+00:00October 7th, 2019|POSTS|0 Comments

About the Author:

Leave A Comment